{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"editchecks": "Hubinta wax ka beddelka",
	"editcheck-config-save-language-subpage": "Qaabeynta hubinta wax ka beddelku ma yeelan karto bogag hoosaadyo luuqadeed. Bedelkeeda, wax ka beddel [[MediaWiki:Editcheck-config.json]].",
	"editcheck-toolbar-suggestions-title": "Dami ama daar talooyinka",
	"editcheck-suggestions-turned-on": "Talooyin waa la shiday",
	"editcheck-suggestions-turned-off": "Talooyin waa la damiyay",
	"editcheck-suggestions-none": "Talooyin lama heli karo",
	"editcheck-mobile-loading-suggestions": "Raadinaya talooyin…",
	"editcheck-dialog-action-no": "Maya",
	"editcheck-dialog-action-yes": "Haa",
	"editcheck-dialog-action-decline": "Diid",
	"editcheck-dialog-action-revise": "Dib u eeg",
	"editcheck-dialog-action-recheck": "Dib u hubi",
	"editcheck-dialog-action-replace": "Ku beddel",
	"editcheck-dialog-action-back": "Dib u noqo",
	"editcheck-dialog-action-submit": "Gudbi",
	"editcheck-dialog-action-done": "La dhammeeyay",
	"editcheck-dialog-scroll-into-view": "Eeg talooyinka",
	"editcheck-dialog-success-suggestion": "Soo jeedinta waa la dhammaystiray!",
	"editcheck-dialog-success-check": "Hubinta waa la dhammaystiray!",
	"editcheck-dialog-publish-path-message": "Waxaad hadda daabici kartaa isbeddelkan ama waxaad raadin kartaa kuwo kale oo lagu sii hagaajin karo.",
	"editcheck-dialog-action-view-more-suggestions": "Eeg wax badan",
	"editcheck-dialog-action-publish": "Daabac",
	"editcheck-dialog-toggle": "Beddel muuqaalka",
	"editcheck-dialog-addref-description": "Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan halka macluumaadkani ka yimid adigoo ku daraya tixraac.",
	"editcheck-dialog-addref-reject-question": "Maxaad u ku darin tixraac?",
	"editcheck-dialog-addref-reject-description": "Tafatirayaal kale waxay ka faa'iideysan lahaayeen inay wax badan ka ogaadaan sababta aad u dooratay inaadan ku darin tixraac.",
	"editcheck-dialog-addref-reject-irrelevant": "Uma malaynayo in tixraacyadu khuseeyaan isbeddelka aan samaynayo",
	"editcheck-dialog-addref-reject-common-knowledge": "Macluumaadka aan ku darayo waa mid si ballaaran loo yaqaan",
	"editcheck-dialog-addref-reject-uncertain": "Ma hubo tixraaca aan ku darayo",
	"editcheck-dialog-addref-reject-other": "Kale",
	"editcheck-dialog-addref-title": "Ku dar xigasho",
	"editcheck-citationneeded-footer": "Waxaa soo sheegay tafatire",
	"editcheck-dialog-title": "Ka hor inta aan la daabicin",
	"editcheck-copyvio-title": "Nuxur la dhejiyay",
	"editcheck-copyvio-description": "Fadlan ka fogow inaad nuqul ka sameyso qoraal ka yimid ilo kale, xitaa haddii aad dib u habayn ama aad tixraacdo. Tani waxaa loo tixgelin karaa [{{int:editcheck-copyvio-descriptionlink}} ku-xadgudub xuquuqda daabacaadda ama been-abuur] waxaana laga yaabaa in waxyaabahaaga la tirtiro ama akoonkaaga la xannibo.",
	"editcheck-copyvio-prompt": "Ma adigaa qoray qoraalkan?",
	"editcheck-copyvio-action-keep": "Haa, hayso",
	"editcheck-copyvio-action-remove": "Maya, ka saar",
	"editcheck-copyvio-keep-description": "Fadlan ka caawi tifaftirayaasha kale ee maqaalka inay fahmaan sababta aad u rabto in qoraalka la dhajiyay la sii hayo.",
	"editcheck-copyvio-keep-wrote": "Waxaan anigu qoray qoraalkan mana lagu daabicin meel kale",
	"editcheck-copyvio-keep-permission": "Qoraalkan si xor ah ayaa loo shatiyeeyay",
	"editcheck-copyvio-keep-other": "Midkoodna kuwa kor ku xusan ma khuseeyo",
	"editcheck-copyvio-keep-notify": "Waad ku mahadsan tahay inaad la wadaagtay sababta aad u rabto in qoraalka la dhajiyay la sii hayo!",
	"editcheck-copyvio-llm-title": "Nuxur ay suurtagal tahay in sirdoonka macmalka ahi soo saaray",
	"editcheck-copyvio-llm-description": "Qoraalka aad dhejisay wuxuu u muuqdaa mid uu soo saaray sirdoonka macmalka ahi, taas oo caadi ahaan ''aan'' la oggolayn. Ka caawi in maqaaladu ahaadaan kuwo lagu kalsoonaan karo adigoo hubinaya inuu raacayo [{{int:editcheck-copyvio-llm-policylink}} siyaasadda wiki-gan ee ku saabsan isticmaalka sirdoonka macmalka ah].",
	"editcheck-copyvio-llm-action-keep": "Hayso",
	"editcheck-copyvio-llm-action-remove": "Ka saar",
	"editcheck-copyvio-llm-keep-edited": "Aniga ayaa qoray qoraalkan, waxaana u isticmaalay sirdoonka macmalka ah inuu ku sameeyo wax ka beddello yar yar.",
	"editcheck-copyvio-llm-keep-not-ai": "Aniga ayaa qoray qoraalkan. Ma aha mid uu soo saaray sirdoonka macmalka ahi.",
	"editcheck-copyvio-llm-keep-generated": "Waxaan u isticmaalay sirdoonka macmalka ah inuu soo saaro qoraalkan, waxaanan xaqiijiyay inuu waafaqsan yahay [{{int:editcheck-copyvio-llm-policylink}} siyaasadda wiki-gan ee sirdoonka macmalka ah].",
	"editcheck-copyvio-llm-keep-other": "Midkoodna ma aha kuwa kore.",
	"editcheck-copyvio-llm-keep-notify": "Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagtay sababta aad u rabto inaad hayso qoraalka aad dhejisay!",
	"editcheck-double-bold-title": "Ka saar qaabeynta qoraalka culus ee aan loo baahnayn",
	"editcheck-double-bold-description": "Qoraalka culus si toos ah ayaa loo mariyaa cinwaannada hoose, erayada liiska qeexidda iyo madaxyada jadwalka. Ka caawi akhristayaasha adigoo ka saaraya [{{int:editcheck-double-bold-descriptionlink}} qaabeynta qoraalka culus ee aan loo baahnayn] qaybahan.",
	"editcheck-double-bold-action-remove": "Ka saar qoraalka culus",
	"editcheck-preference-suggestions-label": "Habka talo bixinta",
	"editcheck-preference-suggestions-description": "Talooyin wax ka beddel oo ay bulshadu dejisay si loo hagaajiyo maqaalada. Waxa laga heli karaa [[:mw:Special:MyLanguage/Help:VisualEditor/User_guide|tafaftiraha muuqaalka]].",
	"editcheck-preference-experimental-enable": "Daar hubinta iyo soo jeedimaha tifaftirka ee tijaabada ah",
	"editcheck-preference-experimental-help": "Tani waxay muujin doontaa hubinta iyo soo jeedimaha tifaftirka ee hadda la horumarinayo.",
	"editcheck-textmatch-replace": "Ma ku beddelaa \"$1\" \"$2\"?",
	"editcheck-tone-title": "Ma dib u habeynayaa codka?",
	"editcheck-tone-description": "Isticmaalayaasha kale badanaa way dib u eegaan noocan eray-bixinta, iyagoo sheegaya in codka uusan dheellitirnayn. [{{int:editcheck-tone-descriptionlink}} Wax badan baro]",
	"editcheck-tone-footer": "Waxaa lagu aqoonsaday iyadoo la adeegsanayo [{{int:editcheck-tone-footerlink}} modelka BERT]",
	"editcheck-tone-title-acted": "Dib u habeynaya codka",
	"editcheck-tone-description-acted": "Ka fiirso hadallo ama erayo ammaan xad dhaaf ah, meel ka dhac ah, aan caddeyn, caadi noqday, ama taageeraya aragti gaar ah.",
	"editcheck-tone-reject-appropriate": "Codku waa ku habboon yahay",
	"editcheck-tone-reject-uncertain": "Ma hubo sida loo hagaajiyo codka",
	"editcheck-tone-reject-other": "Kale",
	"editcheck-tone-thank": "Waad ku mahadsan tahay inaad tixgelisay codka!",
	"editcheck-sourceveri-title": "Xaqiiji sheegashada",
	"editcheck-sourceveri-description": "Nidaam ayaa aqoonsaday in sheegashadan laga yaabo inaanay taageero ka helin ildeeda. Tixgeli inaad dib u eegto ilaha iyo nuxurka, oo aad cusboonaysiiso midkood haddii ay habboon tahay.",
	"editcheck-sourceveri-quote-label": "Isha waxay leedahay:",
	"editcheck-sourceveri-go-to-source": "Ugu dub isha:",
	"editcheck-sourceveri-model-comments": "Faallooyinka nidaamka:",
	"editcheck-sourceveri-footer": "Tani waa soo jeedin uu nidaam soo saaray oo lagu aqoonsaday [{{int:editcheck-sourceveri-footerlink}} Xaqiijiyaha Isha AI].",
	"editcheck-sourceveri-reject-irrelevant": "Soo jeedintu ma khusayso. Isha waxay taageertaa sheegashadan.",
	"editcheck-sourceveri-reject-valid-nofix": "Soo jeedintu waa sax laakiin hadda ma doonayo inaan saxo.",
	"editcheck-sourceveri-reject-other": "Kale",
	"editcheck-yearlink-title": "Sax xiriirka sanadka",
	"editcheck-yearlink-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa sanad ka duwan kan ku qoran qoraalka. Ka caawi in maqaalka uu noqdo mid sax ah adigoo cusboonaysiinaya sanadka muuqda iyo sanadka xiriirka si ay isugu waafaqaan.",
	"editcheck-yearlink-action-use": "Isticmaal $1",
	"editcheck-action-update-link": "Cusboonaysii xiriirka",
	"editcheck-action-merge-links": "Isku dar xiriiriyeyaasha",
	"editcheck-action-remove-link": "Ka saar xiriirka",
	"editcheck-action-dismiss": "Xir",
	"editcheck-suggestedlink-title": "Ku dar xiriiriye",
	"editcheck-suggestedlink-description": "Qoraalkan ma ku xirmayo maqaal kale. Ku dar xiriir si [{{int:editcheck-suggestedlink-descriptionlink}} aad uga caawiso akhristayaasha inay wax badan bartaan] mawduucan.",
	"editcheck-suggestedlink-prompt": "Isku xidhka \"$1\" ilaa [[$2]]?",
	"editcheck-suggestedlink-action-add-link": "Ku dar xiriiriye",
	"editcheck-suggestedlink-footer": "Xiriirrada la soo jeediyay waa kuwo mashiin sameeyay. Dib u eeg ka hor inta aadan ku darin.",
	"editcheck-action-add-caption": "Ku dar sharraxaad",
	"editcheck-action-add-citation": "Ku dar xigasho",
	"editcheck-action-convert-reference": "U beddel",
	"editcheck-external-link-title": "Ka saar xiriir dibadeed",
	"editcheck-external-link-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa [{{int:editcheck-external-link-descriptionlink}} mareeg dibadeed]. Ka caawi akhristayaasha inay diiradda saaraan nuxurka adigoo ka saaraya xiriirkan, u raraya qaybta “Xiriirrada dibadda”, ama u beddelaya [{{int:editcheck-external-link-convertlink}} tixraac] haddii ay habboon tahay.",
	"editcheck-duplicate-link-title": "Ka saar xiriirka soo noqnoqda",
	"editcheck-duplicate-link-description": "Xiriirkan wuxuu ka muuqdaa in ka badan hal jeer qaybtan. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u socdaan adigoo ka saaraya [{{int:editcheck-duplicate-link-descriptionlink}} xiriirrada soo noqnoqda].",
	"editcheck-adjacent-link-title": "Isku dar xiriiriyeyaasha is xiga",
	"editcheck-adjacent-link-description": "Xiriiriyeyaashan isku midka ah waa isku xigaan ama waxaa u dhexeeya keliya meel bannaan. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u dhex maraan adigoo ku mideynaya hal xiriiriye.",
	"editcheck-disambiguation-title": "Ku xidh bog ka sii gaar ah",
	"editcheck-disambiguation-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa [{{int:editcheck-disambiguation-descriptionlink}} bog kala soocid]. Ka caawi akhristayaasha inay helaan mawduuca saxda ah adigoo ku xiraya bog ka sii gaar ah.",
	"editcheck-headinglevel-title": "Hagaaji heerka cinwaanka",
	"editcheck-headinglevel-description": "Heerkan cinwaan waxaa laga yaabaa inuusan raacin qaab-dhismeedka is xiga ee saxda ah. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u fahmaan nuxurka adigoo isticmaalaya [{{int:editcheck-headinglevel-descriptionlink}} heerka cinwaanka] saxda ah.",
	"editcheck-headinglevel-action-adjust": "Hagaaji cinwaanka",
	"editcheck-leadlength-title": "Hagaaji akhris fudaydka",
	"editcheck-leadlength-description": "Qaybtani way ka dheer tahay inta ay [{{int:editcheck-leadlength-descriptionlink}} tilmaamaha {{SITENAME}}] ku talinayaan. Ka fiirso inaad soo gaabiso adigoo xogta u raraya qaybo kale ama weedhaha dhaadheer ku beddelaya kuwo fudud.",
	"editcheck-leadlength-reject-appropriate": "Dhererku wuxuu ku habboon yahay maqaalkan",
	"editcheck-leadlength-reject-uncertain": "Ma hubo sida loo soo gaabin karo",
	"editcheck-leadlength-reject-other": "Kale",
	"editcheck-leadlength-thank": "Waad ku mahadsan tahay inaad tixgelisay dhererka qaybta hordhaca ah!",
	"editcheck-image-caption-title": "Ku dar sharraxaad sawirka",
	"editcheck-image-caption-description": "Sawirkan ma laha sharraxaad. Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan sababta sawirku u khuseeyo adigoo ku daraya [{{int:editcheck-image-caption-descriptionlink}} sharraxaad kooban].",
	"editcheck-convertreference-title": "U beddel tixraac",
	"editcheck-convertreference-description": "Tixraacan waxaa ka maqan faahfaahin. Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan halka xogtu ka timid adigoo u beddelaya [{{int:editcheck-convertreference-descriptionlink}} tixraac] si habboon loo qaabeeyey. Ka dib markaad u beddesho, hubi saxnaanta faahfaahinta uu qalabku ku daray, kana saar wax kasta oo khaldan ama wareer leh.",
	"editcheck-reject-description": "Tifaftirayaal kale waxay jeclaan lahaayeen inay bartaan sababta aad u samaysay doorashadan.",
	"editcheck-review-title": "Dib u eeg isbeddellada",
	"editcheck-specialeditchecks-info": "Hubinta wax ka beddelka waxaa lagu habeeyaa [[MediaWiki:Editcheck-config.json]]. Si aad u hesho dukumeenti, eeg [https://www.mediawiki.org/wiki/Edit_check/Configuration Habaynta Edit check].",
	"editcheck-specialeditchecks-imported-configs": "Laga soo dhoofiyay $1",
	"editcheck-specialeditchecks-disabled": "Hubinta wax ka beddelka laguma shaqaysiinin wiki-kan.",
	"editcheck-specialeditchecks-header-abtest": "Hubinnada tijaabada A/B",
	"editcheck-specialeditchecks-header-base": "Qaabeynta aasaasiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-betafeatures": "Astaamaha beta",
	"editcheck-specialeditchecks-header-default": "Hubinnada caadiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-experimental": "Hubinno tijaabo ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-unsupported": "Hubinno aan la taageerin",
	"editcheck-specialeditchecks-col-title": "Cinwaanka",
	"editcheck-specialeditchecks-col-name": "Magaca",
	"editcheck-specialeditchecks-col-appearance": "Muuqaal",
	"editcheck-specialeditchecks-abtest": "(tijaabada A/B)",
	"editcheck-specialeditchecks-config-summary": "Habaynta",
	"editcheck-specialeditchecks-config-default": "Qaabeynta caadiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-config-onwiki": "Ka-beddelka gudaha wiki-ga",
	"editcheck-specialeditchecks-config-matchitem": "Qaabeynta iswaafajinta qoraalka",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-about": "Ku saabsan soojeedimaha",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-report": "Soo sheeg dhibaato",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-configuration": "Habaynta soo jeedinta",
	"editcheck-experimental-subheading-suggestion": "Soo jeedin tijaabo ah oo loogu talagalay tijaabinta",
	"editcheck-experimental-subheading-check": "Hubinta tijaabada ah ee tafatirka loogu talagalay tijaabinta",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-experimental": "Kuwa kale soo jeedimaha tijaabada ah",
	"tag-editcheck-reference-decline-common-knowledge": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (aqoon guud)",
	"tag-editcheck-reference-decline-common-knowledge-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday inuu yahay aqoon guud",
	"tag-editcheck-reference-decline-irrelevant": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (aan khusayn)",
	"tag-editcheck-reference-decline-irrelevant-description": "Tixraaca EditCheck waa la diiday maadaama uusan khusayn.",
	"tag-editcheck-reference-decline-other": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (sabab kale)",
	"tag-editcheck-reference-decline-other-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday sabab aan ku jirin liiska",
	"tag-editcheck-reference-decline-uncertain": "EditCheck (tixraacyo) waa la diiday (aan la hubin)",
	"tag-editcheck-reference-decline-uncertain-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday sababo la xiriira hubanti la'aan",
	"communityconfiguration-editcheck-title": "Hubinta wax ka beddelka",
	"communityconfiguration-editcheck-description": "Qeex shuruudaha hawlgeliya hubinnada iyo soo jeedimaha wax ka beddelka, go'aamina cidda arki doonta"
}
